XAAJO.COM

Ogeysiis: Shir Jaaliyadda Qoraxay oo looga hadli doono Machadka Al Nawawi

XOL:Waxaa dhamaan jaaliyaadka Deegaanka ee kheyrka, wanaagga iyo hormarka jecel, khaasatan jaaliyadda Qoraxay lagu wargalinayaa iney kasoo qaybgalaan shirweyne lagu soo bandhigi doono warbixin maqal iyo muuqaal kusaabsan Machadka Al Nawawi ee dhawaan laga furey magaalada Qabridahare. Faahfaahinta shirka iyo meesha uu ka dhacayo waa:

Maalinta : Sabti

Taariikhda:24/12/11

Meesha: Resource Centre

Cinwaanka:Featherstone

Xaafadda:Southall, London

Postcode:UB2 5AL

Waxaa dhamaan jaaliyadda Qoraxay lagu wargalinayaa iney kasoo qaybgalaan kulankan oo ah mid looga arinsan doono hormarinta machadka Al Nawawi iyadoo meeshaas warbixin maqal iyo muuqaal ahna lagu soo bandhigi doono.

Xaajo.com

 

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print