XOL: Waxaa dadka kheyrka jecel la ogeysiinayaa in kulan weyn loo qabanayo Machadka Al Nawawi laguna qabanayo magaalada Willmar. Cinwaanka iyo faahfaahinta shirka.
Maalinta: Sabtida 4/7/2012.
Contacts Abdulkadir Dalmar Awil@ 3202829747
Cinwaanka: Holiday inn 2100 E HWY 12 Willmar Mn 56201
Wakhtiga :3.00pm- 6.00pm
Mohamed Abdullahi @6125983617
Fiiro Gaar ah: Sawiradani waa naqshada dhismaha Machadka oo dhameystiran marka la dhameystiro sida uu noqondoono Insha Allah
Kasoo qaybgal wacan