XAAJO.COM

Ogeysiis: Shir muhiim ah ka dhacaya dalka Denmark, Arhuse

Waxaa dhamaan Jaaliyaddaha reer Ethoipia ee Wadamadda Scandanivianka iyo saaxiibadood la ogaysiinayaa inay kasooqaybgalaan shirwayne Maalita Sabtiga ee 20th October ka dhacaya Magaaladda Arhuse, ee wadanka Denmark. Shirkan waxaa kasooqaybgalayaa xubnaha ugu muhiimsan ee Safaaradda Ethoipia ee wadanka Sweden iyo Masuuliyin kale.

Goobta shirka: Rydevænget 73 РArhuse

Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh:45-31 856 842 ama 0045-71450072

Jaaliyadda Somalidda Ethopia ee Danmark

G/ Jaaliyadda Dhuux Cabdi Omar

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print