XAAJO.COM

Ogeysiis: Shirweyne loo qabanayo Machadka Al Nawawi bisha Sept

Waxaa Lagu Wargalinayaa Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku nool Minnesota, in la qaban-doono Shir balaadhan oo lagu taageerayo Mashruuca Imaam Nawawi. Shirka waxaa marti inoogu ah oo warbixino inooga haya Shiekh Abdirashid Hassan Aabi oo ka mid ah culimadii soo dhagax dhigtey machadka Imaam Nawawi. Waxaa kale oo khadka telefoonka marti inoogu noqon doona culumo kale oo ku sugan gidihii kuwaas si toos ah khadka teleefoonka inoogala qeyb-qaadan doona shirka.

Saturday, Sep. 15th
3.30PM -6.00PM

Double Tree Hotel Bloomington, MN
7800 Normandale Blvd, Bloomington, MN 55439
Mohamed Ismail Sayid @ 952-217-7172
Asad Khalif Aliweyd @952-212-7446

Xaajo.com

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print