Waxaa lagu war galinayaa, dhamman dadka kasoo jeeda deegaamada killilka 5 aad, inay kasoo qayb galaan kulan aad u muhiim ah, kaas oo ka dhici doona Magaalada London, Gaar ahaan Xaafadda Southall, haddii Allaha awoodda leh idmo.
Kulankan waxaa lagaga hadli doonaa arrimo laxidhiidha hormarinta, isla markaana lagu lafa guri doono sidii gobolka wax loogu qaban lahaa.
Waxaa marti sharafta kulankan kamid ah, Culimo, ugaasyo, odayaal, aqoon yahanno, dhalinyaro iyo dhammaan bulshada qaybaheeda kala duwan.
Address: TKC RESTAURANT (161-163) SOUTHALL BROADWAY, UB1 1LR
SABTI: 26/05/2012 Time: 18.00 (6 PM)
Wixii faah-faahin ahna kala xidhiidh:
+ 447930819387 Ama + 447930671004