XAAJO.COM

Shir kusaabsan Hormarinta Dhanaan oo ka dhacay Jijiga

XOL: Iyadoo ay howshii biya gelinta Dhanaan aysi habsami leh uga socoto waddankani South Africa iyo guud ahaan waddamada aduunka ba, ayaa shalay waxaa ka dhacay caasimadda DDSI ee jigjiga shir isla arrintaas laxidhiidha oo ay yesheen dadka ree Dhanaanka ah ee kusugan halkaasi . Sida u warku nagu soo gaadhayo shirkaasi waxuu sii anbaqaadayaa dadaaladii ka socday qurbaha ee ahaa biya gelinta degmada Dhanaan iyo guud ahaan horumarinta magaaladda Dhanaan.

Dadka ka qeyb galay shirka oo aan qaar ka mid ah helay magacyadooda, ayaa waxaa ka mid ah

1-Ibraahim khaliif
2-Xaaji Wali Macalin Khaliif
3-Maxamed Cabdinuur
4- Aadan Mahad
5-Badal Aleele
6- Xaaji Muxuyadin
7- Xaaji  Cabdi Maxamuud Macalin
8- Layli Maxamed Cali
9- Xuseen Cabdikariin
10-Maxamuud Sheekh Cabdullaahi.

Waxii war ah ee kasoo kordha shirarka kasocda jigjiga ee arimaha Dhanaan iyo sawiradooda ba kala soco wararkeena dambe haddii alle idmo

Cali Jawhar.

Xaajo.com

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print