XAAJO.COM

SomaliSat oo Studio Kafureysa Dhagaxbuur iyo Godey iyo Qabridahare Live ah

Jigjiga16/08/2012 Tvga Caalamiga ee Somalisat Ayaa Waqtigan Xaadirka ah ku Sugan Magalada Jigjiga Sida aad La socotaan Tvga Caalamiga Ee Somalisat ayaa Dhaxda u Xidhay sidii Uu Shacabka Si Daacad ah ugu Shaqeyn lahaa Shacabkiisa DDSI Maamulka Soamlisat oo Kulan laqaadanaya Xukuumada Dawlada Deegaanka Sidii loogu Hirgalin lahaa Xafiiska Dhaxe

Magalada jigjiga iyo Magalada Dhagaxbuur iyo Godey iyo Qabridahare oo laga Furi doono Studio oo wararka Si Toos ah oon Live ah looga hirgalin lahaa Xukumada Dawlada Deegaanka ayaa yeelan Doonta Labo tv oo kawaramaya isbadalka Xawliga Xukumada Dawlada Deegaanka somalida Ka hana Qaaday.

Waa Telefeshinkii ugu horeeyey ee caalami ah ee xafiisyo kasameysta magaalooyinka deegaanka waxaana lagu wadaa inuu warar badan kasoo tabin doono waddanka.

Xaajo.com

Hadaba Maamulak Somalisat oo Kulan la Qaadan Doona malinta Barito ah Madaxweynha Dawlada Degaanka Sidii ay u hirgalin lahaayeen Baarnaamijka Hormarinta iyo wacyo galinta Bulshada ku Dhaqan Daafaha Dunida

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print