XOL:Illaahay Jannaddii Ha ka waraabiyee Waxaa Saaka Subax ku Geeriy Magaalada Turku ee Wadanka Finland Marxuumad Hinda Maxamed Cumar Ugaas.
Waxaa halkan Tacsi tiiraanyo leh ka Diraya
Xaajiyo Cudbi Carab Cabdullaahi & Guud ahaan Reer C/qaadir Cabdi
Xaajiyo Cibaado Xasan & Guud ahaan Reer X.Axmedey
C/risaaq C/Qaadir Cabdi & Reerkiisa
Mulki C/Qaadir cabdi & Caruurteeda
Khaliif C/Qaadir cabdi & Reerkiisa
Ilyaas C/qaadir Cabdi & Reerkiisa
Hinda C/Qaadir Cabdi & Caruurteeda
Dhoofa C/Qaadir Cabdi & Caruurteeda
Yurub C/Qaadir Cabdi &Caruurteeda
C/Xakiin C/qaadir Cabdi & Reerkiisa
Iikar C/qaadir Cabdi & Reerkiisa
Faisa C/qaadir Cabdi & Caruurteeda
C/Naasir C/Qaadir Cabdi & Reerkiisa
Ifraax C/Qaadir Cabdi & Shariif cabaas & Caruurtooda
Farxaan C/Qaadir Cabdi & Caruurteeda&odaygeeda
Xaliimo C/qaadir Cabdi & Odaygeeda & Caruurtooda
C/Shukri C/qaadir Cabdi & Caruurtiisa
C/Casiis C/Qaadir Cabdi & Reerkiisa
Nasra Cabdullaahi Xasan
Bashiir Cabdullaahi
Shankaroon Cabdullaahi
Aamina Maxamed Daahir &Dr Cabdullaahi & Caruurtooda
Safiya Maxamed Dahir & Xaajigeeda
Guud ahaan waxay illaahay uga baryayaan Marxuumada in uu Jannadii ka waraabiyo, Eheladii,Caruurtii iyo Asxaabtii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin .
Dhambaal kale oo Isla tacsidaas ah Waxaa Diraya
Xaaji Xiis & Reerkiisa
C/Rashiid Colaad & Reerkiisa
Sh.Axmed Xasan budul & Reerkiisa
Shaakir Axmed &Reerkiisa
Suldaan Cabdi Jaamac & Reerkiisa
Sh. C/Casiis Macalin & Reerkiisa
Sh.C/Qaadir Sh. Maxamed & Reerkiisa
Ibraahim Carab &Reerkiisa
Eng Cabdi Casiis Xasan&Reerkiisa
Maxamed Daahir Shuriye & Reerkiisa
Xaaji Maxamed Xasan Carab(Cobale)&Caruurtiisa
Maxamuud Macalin Cabdullaahi & Reerkiisa
Eng C/Risaaq Ibraahim Qawdhan &Reerkiisa
C/Nuur Axmed & Caruurtiisa
Axmed Cabdi Abiib & Reerkiisa
Axmed Sidiiq Maxamed & Reerkiisa
Najib C/Nasir & Reerkiisa
Bashiir Daud & Reerkiisa
Waxay dadkani Illaahay uga baryayaan Marxuumada in uu Jannadii Ka waraabiyo Eheadii iyo Caruurtii ay ka tagtay iyo Reerkiina Samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin