XAAJO.COM

TACSI: Hooyo Shuun Cabdille oo ku geeriyootey Qabridahare

XOL:Illaahay naxariistii jano haka waraabiyee waxaa magaaalada Qabridahare ee caasimadda gobolka Qoraxay ku geeriyoodey Hooyo Shuun Cabdille Maxamed oo ku magac dheereyd Shuun Cali-Wanaag oo bisha Maarso 20 keedii, 2013, ahayd ku geeriyootey magaalada Qabridahare ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya (D.D.S.I). Hooyo Shuun waxay ka mid ahayd hooyooyinka ugu magac dheer Gobolka Qoraxay iyo nawaaxigeeda.
 
Tacsidan waxaa direya:-
 
1.   Axmed Cabdi Haybe………..Jigjiga, D.D.S.I
 
2.   Cabdullaahi Indhayare……… Jigjiga, D.D.S.I
 
3.   Cabdi Faarax Urur……………………Minneapolis, USA
 
4.   Xaaji Maxamed Daahir Budul…….San Diego, USA
 
5.   Axmed Sheekh Cabdiraxmaan (Axmed Shiino)… Jigjiga, D.D.S.I
 
6.   Cabdulqaadir Ugaas Axmed Xaashi (Amiir)….. Jigjiga, D.D.S.I
 
7.   Nabadoon Xasan Cabdi Kaahin……….. Jigjiga, D.D.S.I
 
8.   Cabdi Bile Faarax……………………………. Jigjiga, D.D.S.I
 
9.   Daahir Xuseen Cumar……………………… Jigjiga, D.D.S.I
 
Waxaan carruurtii, eheladii iyo qaraabadii Eebbe weyne uga baryeynaa inuu Samir iyo Iimaan ka siiyo.
 
Waxaan marxuumadaas Illaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto, jannadii Fardowsana ka waraabiyo. Waxaa sidoo kale tacsidan mid lamid diraya maamulka Warbaahinta Xaajo waxuuna eebbe uga baryeyaa in marxuumadda janadii geeyo, ehelkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo.
 
Aamiin     Aamiin    Aamiin

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print