XAAJO.COM

Tacsi tiiraanyo leh: Xasan Fikir Cabdi Cabaade ku geeriyooday Baarguun, Godey‏

XOL:Jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka koonfur Africa SASA waxeey tacsi tiiraanyo leh u direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay aabe xasan fikir cabdi cabaade oo taariikhdu markey aheyd 27 April ku geeriyooday magaaladda baarguun ee gobolka godey.

xasan fikir ayaa ifka kaga tagay ubad gaaraya 35 ruux oo iskugu jira waxuu dhalay iyo waxuu awoow u yahay.

jaaliyadda soomaalida koonfur Afrika waxeey eebo weyne u weydiinaysaa marxuumka jannatul fardowso eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna sabir iyo iimaan.

jaaliyadda soomaalida koonfur Afrika SASA waxey si gaar ah tacsi oogu direysaa C/Rashiid xasan fikir oo ka mid ah golaha wadatashiga ee jaaliyadda soomaalida koonfur Afrika geerida naxdinta leh ee ku timid aabo xassan fikir ilaahay waxaan u weydiineynaa sabir iyo iimaan,innaa lilaah wa inna ileyhi raajicuun.

C/Raxmaan Raabi
gudoomiyaha jaaliyadda soomaalida
koonfur Afrika SASA

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print