XAAJO.COM

Tacsi:Khadra Axmed Mahdi oo ku geeriyootey South Afrika

XOL: Allah ha aunaxariiste waxaa xalay kugeeriyootay magaalada pertoria ee xarunta dalkani southAfrika marxuumad khadraaxmed mahdi oo ah muwaadinad kasoo jeedda DDSI, gaar ahaan gobolka qoraxay. marxuumada oo markii hore laga keenay dalka kenya islamarkaasina loo keenay xanuun hayay muddo dheer ayaa xalay tii alle ugu geeriyootay isbitaal ku yaalla isla magaalada pertoria.   Waxaa halkan tacssi tiraanyo leh ka diraya dadka kala ah

1-gudoomiye cabdiraxmaan raabi

2- bogsiiyexuseen dhaggey

3- khadarsiraad maxamuud

4-calijowharxaajic/maxamud

5-kamaalxaajic/maxamud

6-Rashiidxaajimuxumadsiraad

7- maxamedc/yuusuf ubaxle

8- mukhtaarxaajicismaan dhuux

9- aadan feysalc/qaadh

10- axmedmaxamedyaroowe

11-xasanibraahimsh.khaliif

12-cumarmacalin carab

13-bishaarmacalinmaxamed

14- khadarmahdituur

Iyo dhammaan  jaaliyadda  DDSI, gaar ahaan jaaliyadda magaalada dhanaan ee dalkani koonfurAfrika, waxaana alle oga baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabaddii  ayka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo..   Aamiin, aamiin,aamiin. Calijawhar.

Xaajo.com

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print