Waxaa maanta ku geeriyoodey magaalada Dhagaxbuur, Alle ha u naxariiste e, Sheekh Daahir Sheekh Qaasim oo waayadanba xanuusanayey. Islamaanta oo taariikhdu tahay 1May 2012 ayaa marxuunka lagu aasay qabuuraha Dhagaxbuur. Waxaa aan marxuunka Eebe uga baryeyna in uu naxariistiisa aakhiro siiyo; dadkii u ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxaa halkan tacsi ka diraya dadka hoos ku qoran:
1. C/rashid Cumar Jees
2. C/llahi Hirad
3. Axmed Xaaji C/shakuur
4. Qorane Aw Ciise
5. Khadar C/qaadir
6. Jamaal Sh Ibraahin
7. Maxamed C/qaadir foolow
8. Cabdi-yare Iimaan
9. Nuur Cismaan Garuure
10.C/qadir Sheekh Shire
11. C/nasr Cali-daroo
12. Nasir iimaan
13. Nasir adan- shalakh
14. Maxamuud Xaaji C/shakuur
15. Xuseen Cali Ibraahin
16. Muuse Xuseen-sheekoxariir
17. Faysal buraale
18. C/fataax Badri
19. Bishaar shariif Cali
20. iyo asxaab kale oo badan.
dhamaan dadkani waxaa ay marxuunka illahay uga baryyyaan in uu jano Fardowsa geeyo dadkii iyo ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.