XAAJO.COM

Tahniyad: Farxiya Xaaji iyo Dr. Abuubakar oo meherkoodu ka dhacay Qabridahare

XOL:Maamulka sare iyo dhamaan wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta Xaajo waxey tahniyad u dirayaan Dr. Abuubakar Maxamed Sulub iyo Farxiya Xaaji Cismaan oo ku nool dalka Swden ayaa meherkoodu ka dhacay magaalada Qabridahare ee caasimadda gobolka Qoraxay. Waxaan eebbe uga baryeynaa in meherkoodu noqdo midkii loo aayo, ubad kheyr qabana eebbe siiyo kana dhigo labadii isku waara. Aamiin

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print