XAAJO.COM

Tirakoob ka socda magaalada dhanaan

XOL:Wararka nagaga imaanhaya magaalada dhanaan ee gobolka shabeele ayaa tibaaxaya in maalmahii ugu dambeeyay uu ka socoday tirikoob dib loogu xaqiijinhayo xaqiraadii horey loogu sameeyay isla magaalada dhanaan, warkani oo aan ka helay ilo kusugan gudaha magaalada dhanaan ayaa noxaqiijiyey jiritaanka tirikoobka.

Dhanka kale isla wararka naga soo gaadhaya magaalada dhanaan ayaa iyaguna sheegaya in waftiyo kala gadisan  oo kakala socoda dowlada dhexe iyo tan DDSI ay iyaguna gaadheen  isbuuci lasoo dhaafay.

Waftida kasocotay dowladda dhex ayaa indhaindheen ugu socday meesha taariikhiga ah ee lagu magacaabo kali halkaas oo ah halkii aan kaga mid noqoney dalweynaha dalka ethiopia.

Warkaasi iyo dhaqdhaqaaqyada kasocda magaalada dhanaan kala soco wararkaanaga dambe hadii uu alle idmo. Calijawhar.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print