XAAJO.COM

URURKA QURBA JOOGTA SOMALIDA ETHIOPIA EE DALKA MALAYSIYA OO BOGAADIYAY

XOL:Marka hore waxa uu ururku tahniyada bogaadin ah udirayaa dhamaan xubnaha xisbiga dimuqraadiga shacabka somalida ethiopia oo uu leeyahay baga ayuu ilaahay idin gaadhsiiyay sanadguuradii 15 ee aas aaska X.D.SH.S.I waxaana uu ilahay uga rajaynaya in uu ilahay sanadkan sanadkiisa barwaaqo hormar  nabad iyo farxad ku gaadhiiyo.
 
waxa uu marlabaad hanbalyo udirayaa xukuumada deeaanka soomalida ethiopia ee uu hormudka kayahay madaxwayne cabdi maxamud cumar ugu danbayn waxa uu salamayaa dhamaan shacabka dawlada deegaanka soomalida ethiopia
 
ujeedada xafladan casho  ee ay jaaliyada dalka malaysiya sooqabanqaabisay ayaa ahayd in lagu   maamuusno xuska 15 guuradii X.D.SH.S.E  taas oo kadhacday dalka malaysiya  13/3/2013 magaada kual lumur iyadoo nasiib wanag xafladan ay nagala soo qayb galeen xubno kasocda jaaliyada dalka Australia oo  lagu casuumay xafladan iyagoo kadhiibtay wixii fikirka ku aadan xafladan lagumaamuusayo xisbiga dhanka kale uruka dhalinyarada somalida ethiopia ayaa dhankooda iyaguna waxa ay kasoo jeediyaan waxqabadkii xisbiga taas oo dadkiii meesha yimday cajab galisay farxad iyo damaashaadna lawada kacay kadib markii ay   dhagaysteen warbixinta ku aadan deegaanka soomalida ethiopia sida  CAAFIMAAKA , WAXBARASHADA, BIYAHA, IYO DIBU DAJINTA  taas oo ay aad iyo aad ugu riyaaqeen .
 
dhanka kale sheekh cabdiraxmaan  oo ah mid kamida jaaliyada kudhaqan  dalka malaysia ayaa dadka si qoto dher uga war bixiyaya  diinta islaamku sida ay ubanaysay wax wada qabsiga nabada hormarka iyo in ay dadku kunoolaadaan amni ay iyagu samaysteen waxaanan leenahay hadii aanu nahay jalaiyada dawlada deegaanka somalida ethiopia waxaan aad ugu faraxsanahay guulaha uu soo hoyay xisbigu  taas oo lagaga midho dhlinayo dhamaan hormarka uu tiigsanayo hadana kasocda dhamaan 9 gobal  waxaan mar labaad iyo mar sadaxaadba tageeraynaa hadafka madaxwayne cabdi mxamuud cumar oo  natusay indhahana  noo furay  in uu dalkayagu yahay mid u baahan wax wada qabsi ee aanan ahayn mid kaliya lagu daynkarayo dawlada hada talada haysa. tas oo masuuliyad iska saartay dhamaan waxyaabihii aas asiga ahaa  waana soo dhawaynaynaa hadii aanu nahay qurba joogta kudhaqan dalka malaysiya waxaan markasta utaaganahay hormarka nabada dalkayagii hooyo
 
ugu danbayn waxaan aad utaageeraynaa halyayada ciidanka gaarka ah ee LIYUU POLICE  guulaha ay kasoo hooyeen dhamaan deegaanka kuwaas oo kadhigay mid maanta lagu diirsanayo  anagana nagu dhiiri galinaya in aanu wadankayagii kusoo laabano oo aanu maalgashi kasamaysano
 
 

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print