XOL:War dagdag ah oo hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya in shil baabuur oo kadhacay jidka udhaxeeya Qabridahare iyo Godey ayna kudhinteen dad ay kamid ahaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Qabridahare.
Shilkan oo dhacay galabta darteed iyo dadkii aan la xidhiidhney oo argagaxsan nooma suurogalin inaan helno magacyada masuuliyiintaas inta ruux ee dhimatay iyo inta masuul.
Faahfaahinta dib ayaan kasoo tabin doonaa Insha Allaah