XAAJO.COM

Waydii su aashaad rabto Madax xafiiseedka Qurba Joogta

XOL: Waxaan akhristayaasheena markii ugu horeysey ku wargalineynaa inay soo gudbiyaan su aalaha ay rabaan iney waydiiyaan Madax xafiiseedka Xiriirka Qurba Joogta Axmed Maxamed Shugri anagoo ugudbino dhamaan su aalaha aad qabtaan.

Xafiiska Qurba joogta oo hadda laba xafiis ku leh magaalada Jijiga iyo caasimadda Addisababa ayaa ah xafiiska u gaarka ah Qurba joogta Deegaanka waana meesha ay ka dhul dhacaan una sahasha adeegyada ay ugu baahdaan deegaanka inta ay joogaan dalka hooyo.

Waxaan isku dayi doonaan inaan akhristayaasheena usahalno iney su aalo weydiinayaan xafiisyada kala duwan ee xukuumadda Deegaanka.

Waxii su aal ah ee aad qabto kusoo dir emailka Warbaahinta Xaajo oo ah sidan: maamulka@xaajo.com

Waxaad heysataan illaa 12ka Bishan September inaad noo soo gudbisaan su aalaha aad qabtaan.

Xaajo.com

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print