XAAJO.COM

Xaajo Ma mooga:Wadahadalkii Ethiopia iyo kooxda Asmara oo wali socda

XOL: Waxaa wali socda wadahadalkii iyo dabqaadkii udhaxeeyay Kooxda Asmara iyo dawladda Ethiopia. Inkastoo warbaahinta xaajo ay horey ubalanqaadday iney ka gaabsato arimahaas waxaan haddana akhristayaasheena ku wargalinayanaa in dabqaadkaasi wali socdo dhaqdhaqaaqyadaasina ay ka socdaan kana dhaceen meelo kala duwan sida UK, Germany, Kenya, Norway, UAE iyo dalka South Africa.

Marka hawlahanidhinac udhacaan ayaan warbixin buuxda ka dhiibi doonaa Insha Allah.

ARTICLE TOOLS
Share to Facebook Share to Twitter Email to friend Print